أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn مؤسس ومدير المنتدى
عدد المساهمات : 52644 العمر : 72
| موضوع: An-Naas الإثنين 05 فبراير 2018, 8:55 am | |
| An-Naas Makkan Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya. (2) Ee dadka xukuma. (3) Ee ah Ilaaha dadka. (4) Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon. (5) Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka. (6) «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba. |
|