أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn مؤسس ومدير المنتدى
عدد المساهمات : 52644 العمر : 72
| موضوع: An-Nasr الإثنين 05 فبراير 2018, 8:51 am | |
| An-Nasr Madinan Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka). (2) Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo. (3) U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee. |
|