أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn مؤسس ومدير المنتدى
عدد المساهمات : 52644 العمر : 72
| موضوع: Al-Kaafiroon الإثنين 05 فبراير 2018, 8:51 am | |
| Al-Kaafiroon Makkan Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Waxaad dhahdaa, Gaalooy. (2) Ma caabudayo waxaad caabudaysaan. (3) Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. (4) Mana caabudin waxaad caabuddeen, (5) Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi. (6) Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay. |
|