أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn مؤسس ومدير المنتدى
عدد المساهمات : 52644 العمر : 72
| موضوع: Al-Qaari'a الإثنين 05 فبراير 2018, 6:30 am | |
| Al-Qaari'a Makkan Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Qaaricada (qalbiga garaacda). (2) Qaarica maxay tahay. (3) Mase taqaannaa Qaarico. (4) Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay. (5) Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay. (6) Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado. (7) Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. (8) Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). (9) Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. (10) Ma taqaannaa Haawiya. (11) Waa Naar kulayl daran. |
|