أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn مؤسس ومدير المنتدى
عدد المساهمات : 52644 العمر : 72
| موضوع: Al-Faatiha الجمعة 02 فبراير 2018, 7:20 am | |
| Somalia Language Translation of Quran http://www.e-quran.com/language/somalian/default.html
Al-Faatiha Makkan Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. (1) Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.(2) Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka). (3) Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. (4) Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). (5) adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow). (6) ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). (7) Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna. |
|