منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers

(إسلامي.. ثقافي.. اجتماعي.. إعلامي.. علمي.. تاريخي.. دعوي.. تربوي.. طبي.. رياضي.. أدبي..)
 
الرئيسيةالأحداثأحدث الصورالتسجيل
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

soon after IZHAR UL-HAQ (Truth Revealed) By: Rahmatullah Kairanvi
قال الفيلسوف توماس كارليل في كتابه الأبطال عن رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: "لقد أصبح من أكبر العار على أي فرد مُتمدين من أبناء هذا العصر؛ أن يُصْغِي إلى ما يظن من أنَّ دِينَ الإسلام كَذِبٌ، وأنَّ مُحَمَّداً -صلى الله عليه وسلم- خَدَّاعٌ مُزُوِّرٌ، وآنَ لنا أنْ نُحارب ما يُشَاعُ من مثل هذه الأقوال السَّخيفة المُخْجِلَةِ؛ فإنَّ الرِّسَالة التي أدَّاهَا ذلك الرَّسُولُ ما زالت السِّراج المُنير مُدَّةَ اثني عشر قرناً، لنحو مائتي مليون من الناس أمثالنا، خلقهم اللهُ الذي خلقنا، (وقت كتابة الفيلسوف توماس كارليل لهذا الكتاب)، إقرأ بقية كتاب الفيلسوف توماس كارليل عن سيدنا محمد -صلى الله عليه وسلم-، على هذا الرابط: محمد بن عبد الله -صلى الله عليه وسلم-.

يقول المستشرق الإسباني جان ليك في كتاب (العرب): "لا يمكن أن توصف حياة محمد بأحسن مما وصفها الله بقوله: (وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِّلْعَالَمِين) فكان محمدٌ رحمة حقيقية، وإني أصلي عليه بلهفة وشوق".
فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ على سائر البُلدان، كما فَضَّلَ بعض الناس على بعض والأيام والليالي بعضها على بعض، والفضلُ على ضربين: في دِينٍ أو دُنْيَا، أو فيهما جميعاً، وقد فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ وشَهِدَ لها في كتابهِ بالكَرَمِ وعِظَم المَنزلة وذَكَرَهَا باسمها وخَصَّهَا دُونَ غيرها، وكَرَّرَ ذِكْرَهَا، وأبَانَ فضلها في آياتٍ تُتْلَى من القرآن العظيم.
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

المهندس حسن فتحي فيلسوف العمارة ومهندس الفقراء: هو معماري مصري بارز، من مواليد مدينة الأسكندرية، وتخرَّجَ من المُهندس خانة بجامعة فؤاد الأول، اشْتُهِرَ بطرازهِ المعماري الفريد الذي استمَدَّ مَصَادِرَهُ مِنَ العِمَارَةِ الريفية النوبية المَبنية بالطوب اللبن، ومن البيوت والقصور بالقاهرة القديمة في العصرين المملوكي والعُثماني.
رُبَّ ضَارَّةٍ نَافِعَةٍ.. فوائدُ فيروس كورونا غير المتوقعة للبشرية أنَّه لم يكن يَخطرُ على بال أحَدِنَا منذ أن ظهر وباء فيروس كورونا المُستجد، أنْ يكونَ لهذه الجائحة فوائدُ وإيجابيات ملموسة أفادَت كوكب الأرض.. فكيف حدث ذلك؟!...
تخليص الإبريز في تلخيص باريز: هو الكتاب الذي ألّفَهُ الشيخ "رفاعة رافع الطهطاوي" رائد التنوير في العصر الحديث كما يُلَقَّب، ويُمَثِّلُ هذا الكتاب علامة بارزة من علامات التاريخ الثقافي المصري والعربي الحديث.
الشيخ علي الجرجاوي (رحمه الله) قَامَ برحلةٍ إلى اليابان العام 1906م لحُضُورِ مؤتمر الأديان بطوكيو، الذي دعا إليه الإمبراطور الياباني عُلَمَاءَ الأديان لعرض عقائد دينهم على الشعب الياباني، وقد أنفق على رحلته الشَّاقَّةِ من مَالِهِ الخاص، وكان رُكُوبُ البحر وسيلته؛ مِمَّا أتَاحَ لَهُ مُشَاهَدَةَ العَدِيدِ مِنَ المُدُنِ السَّاحِلِيَّةِ في أنحاء العالم، ويُعَدُّ أوَّلَ دَاعِيَةٍ للإسلام في بلاد اليابان في العصر الحديث.


 

 Al-Muddaththir

اذهب الى الأسفل 
كاتب الموضوعرسالة
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn
مؤسس ومدير المنتدى
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn


عدد المساهمات : 49101
العمر : 72

Al-Muddaththir Empty
مُساهمةموضوع: Al-Muddaththir   Al-Muddaththir Emptyالأحد 04 فبراير 2018, 3:13 pm

Al-Muddaththir
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. 
(1)(Nabiga) Isadadayow. (2) Istaag oo dig. (3) Eebahaana waynee. (4) Dharkaagana daahiri. (5) Xumuuntana ka hijroo (iyo Sanamyada). (6) Hana ku mannaysan Adoo Badsan (waxaad Bixisay). (7) Eebahaa Dartiisna u Samir. (8) Marka Suurka (yiaame) la Afuufo. (9) Maalintaasu waa maalin ku Daran. (10) Gaalada oon u Fududayn. (11) Isukaanna daa Aniga iyo kaan Abuuray isaga oo kaligiisa. (12) Una yeelay Xoolo Badan. (13) Iyo Wilaal Jooga oo «Darban». (14) Aan una waasiciyay Risqiga. (15) Oo haddana sii damci inaan u Badiyo. (16) Saas ma aha, ee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga. (17) Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran. (18) Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay. (19) Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay. (20) Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay. (21) Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo). (22) Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay. (23) Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay. (24) Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn. (25) quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn. (26) waxaannu galin kaas (Naarta) saqara. (27) Ma taqaannaa Naarta Saqara. (28) Hilib iyo laf midna ma Reebto. (29) waxayna Doorisaa jidhka (oy Gubtaa). (30) waxaana kor jooga (ka shaqeeya) sagaal iyo toban malag (ama saf). (31) Ugama Aannaan yeelin naarta kuwa ka shaqeeya malaa'ig, tirana uma aannaan yeelin inay Gaaladu ku fidnoobaan Mooyeen, iyo inay yaqiin sadaan kuwa Kitaabka la siiyay, iyo inay kordhistaan kuwii xaqa Rumeeyay Iimaan, ayna shakiyiinna kuwii Kitaab- ka la siiyay iyo Mu'miniintu, iyo inay Dhahaan kuwa Qalbiga ka buka iyo Gaaladu Eebe muxuu uga Jeedaa Tusaalahan, saasaa Eebe u dhumiyaa Ruuxuu Doono, una Hanuuniyaa Ruuxuu Doono, wax og junuuda Eebe oon isaga Ahaynna ma jiro, waxaan la soo Sheegayna ma aha waano Dadka Mooyee. (32) Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye. (33) Iyo Habeenku Markuu Jeedsado. (34) Iyo Subaxu markuu iftiimo. (35) Ee Naarta Saqara waa waxyaalaha waawayn Midkood (Balaayooyinka). (36) Waana Digniinta Dadka. (37) Ruuxii Doona inuu Hormaro, iyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco, (waa Loodigay). (38) Naf walba waxay u xidhantahay waxay Camal fashay. (39) Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka). (40) Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin. (41) Dambiilayaasha. (42) Iyagoo ku dhihi Maxaa idin Galiyay Naarta saqara. (43) Waxayna ugu Jawabi ka mid ma'aannaan ahayn kuwa Tukada. (44) Mana aannaan ahayn kuwa Quudiya Miskiinka. (45) Waxaana ahayn kuwa la dhumbada kuwa xumaanta Dumban. (46) Waxaana ahayn kuwa beeniya Maalinta Abaalmarinta (Qiyaamada). (47) Ilaa ay Dhabtu Nooga Timaado (Geeridu). (48) Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca. (49) Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan. (50) ood u moodaa Dameero Diday. (51) oo ka Cararay libaax. (52) Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab). (53) Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro. (54) Waxaa sugan in Quraanku waana yahay. (55) Ruuxii Doona yaana waantoobi. (56) Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo.


Al-Muddaththir 2013_110
الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل
https://almomenoon1.0wn0.com/
 
Al-Muddaththir
الرجوع الى أعلى الصفحة 
صفحة 1 من اصل 1
 مواضيع مماثلة
-
» Al-Muddaththir
» Al-Muddaththir
» Al-Muddaththir
» Al-Muddaththir
» 74 - Al-Muddaththir

صلاحيات هذا المنتدى:لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى
منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers :: (English) :: The Holy Quran is translated :: Somalia-
انتقل الى: