منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers

(إسلامي.. ثقافي.. اجتماعي.. إعلامي.. علمي.. تاريخي.. دعوي.. تربوي.. طبي.. رياضي.. أدبي..)
 
الرئيسيةالأحداثأحدث الصورالتسجيل
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

soon after IZHAR UL-HAQ (Truth Revealed) By: Rahmatullah Kairanvi
قال الفيلسوف توماس كارليل في كتابه الأبطال عن رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: "لقد أصبح من أكبر العار على أي فرد مُتمدين من أبناء هذا العصر؛ أن يُصْغِي إلى ما يظن من أنَّ دِينَ الإسلام كَذِبٌ، وأنَّ مُحَمَّداً -صلى الله عليه وسلم- خَدَّاعٌ مُزُوِّرٌ، وآنَ لنا أنْ نُحارب ما يُشَاعُ من مثل هذه الأقوال السَّخيفة المُخْجِلَةِ؛ فإنَّ الرِّسَالة التي أدَّاهَا ذلك الرَّسُولُ ما زالت السِّراج المُنير مُدَّةَ اثني عشر قرناً، لنحو مائتي مليون من الناس أمثالنا، خلقهم اللهُ الذي خلقنا، (وقت كتابة الفيلسوف توماس كارليل لهذا الكتاب)، إقرأ بقية كتاب الفيلسوف توماس كارليل عن سيدنا محمد -صلى الله عليه وسلم-، على هذا الرابط: محمد بن عبد الله -صلى الله عليه وسلم-.

يقول المستشرق الإسباني جان ليك في كتاب (العرب): "لا يمكن أن توصف حياة محمد بأحسن مما وصفها الله بقوله: (وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِّلْعَالَمِين) فكان محمدٌ رحمة حقيقية، وإني أصلي عليه بلهفة وشوق".
فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ على سائر البُلدان، كما فَضَّلَ بعض الناس على بعض والأيام والليالي بعضها على بعض، والفضلُ على ضربين: في دِينٍ أو دُنْيَا، أو فيهما جميعاً، وقد فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ وشَهِدَ لها في كتابهِ بالكَرَمِ وعِظَم المَنزلة وذَكَرَهَا باسمها وخَصَّهَا دُونَ غيرها، وكَرَّرَ ذِكْرَهَا، وأبَانَ فضلها في آياتٍ تُتْلَى من القرآن العظيم.
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

المهندس حسن فتحي فيلسوف العمارة ومهندس الفقراء: هو معماري مصري بارز، من مواليد مدينة الأسكندرية، وتخرَّجَ من المُهندس خانة بجامعة فؤاد الأول، اشْتُهِرَ بطرازهِ المعماري الفريد الذي استمَدَّ مَصَادِرَهُ مِنَ العِمَارَةِ الريفية النوبية المَبنية بالطوب اللبن، ومن البيوت والقصور بالقاهرة القديمة في العصرين المملوكي والعُثماني.
رُبَّ ضَارَّةٍ نَافِعَةٍ.. فوائدُ فيروس كورونا غير المتوقعة للبشرية أنَّه لم يكن يَخطرُ على بال أحَدِنَا منذ أن ظهر وباء فيروس كورونا المُستجد، أنْ يكونَ لهذه الجائحة فوائدُ وإيجابيات ملموسة أفادَت كوكب الأرض.. فكيف حدث ذلك؟!...
تخليص الإبريز في تلخيص باريز: هو الكتاب الذي ألّفَهُ الشيخ "رفاعة رافع الطهطاوي" رائد التنوير في العصر الحديث كما يُلَقَّب، ويُمَثِّلُ هذا الكتاب علامة بارزة من علامات التاريخ الثقافي المصري والعربي الحديث.
الشيخ علي الجرجاوي (رحمه الله) قَامَ برحلةٍ إلى اليابان العام 1906م لحُضُورِ مؤتمر الأديان بطوكيو، الذي دعا إليه الإمبراطور الياباني عُلَمَاءَ الأديان لعرض عقائد دينهم على الشعب الياباني، وقد أنفق على رحلته الشَّاقَّةِ من مَالِهِ الخاص، وكان رُكُوبُ البحر وسيلته؛ مِمَّا أتَاحَ لَهُ مُشَاهَدَةَ العَدِيدِ مِنَ المُدُنِ السَّاحِلِيَّةِ في أنحاء العالم، ويُعَدُّ أوَّلَ دَاعِيَةٍ للإسلام في بلاد اليابان في العصر الحديث.


 

 Al-Ma'aarij

اذهب الى الأسفل 
كاتب الموضوعرسالة
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn
مؤسس ومدير المنتدى
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn


عدد المساهمات : 49101
العمر : 72

Al-Ma'aarij Empty
مُساهمةموضوع: Al-Ma'aarij   Al-Ma'aarij Emptyالأحد 04 فبراير 2018, 2:39 pm

Al-Ma'aarij
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo). (2) Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro. (3) Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba. (4) Ee Malaa'igta kale iyo Jibriilba u koraan Maalin qaddarkeedu dhan yahay Konton Kun oo Sano. (5) Ee Nabiyow Samir Samir wanaagsan. (6) Gaaladu waxay Caddibaadda u arkaan inay fogtahay. (7) Annaguna waxaan u aragnaa inay dhawrdahay. (8) Caddibaaddaasu waxay dhici Maalinta Cirku noqon bir la dhalaaliyey oo kale. (9) Buuruhuna ay noqon Suuf la tifay oo kale. (10) Sokeeyana uusan sokeeye wax warsanaynin. (11) Wayna is arkayaan, dambiiluhuna wuxuu jeelaan inuu iskaga furto Maalintaas Caddibaadeeda Caruurtiisa. (12) Haweenaydiisa, Walaalkiis. (13) iyo qaraabadiisii soo dhawaynayey. (14) iyo waxa Dhulka ku sugan dhammaan markaa uu nabad galo. (15) Saas ma aha ee waxaa jirta Naar kulul (oo ay geli). (16) Waxayna siibi Galka (Madaxa iyo Jirka). (17) Waxayna u dhawaaqi dadka jeedsaday xaqana diiday. (18) Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin). (19) Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan. (20) Haddii dhib taabto wuu argagaxaa. (21) Hadduu khayr helana wuu reebaa. (22) Marka laga reebo Muslimiinta tukata. (23) Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima. (24) Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya. (25) Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan. (26) Kuwa rumeeya Maalinta Qiyaame (ee Abaal marinta). (27) Kuwa ka Cabsaday, Caddibaadda Eebahood. (28) Maxaa yeelay Caddibaadda Eebe wax ka Aamin ah ma jiro. (29) Kuwa ka ilaaliya Xubinta (dhalmaha) sino. (30)30 Waxa ka soo haray Xaaskooda ama ay hanteen, taasna laguma dagaalo. (31) Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay. (32) Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya. (33) Kuwa maraggooda si fiican u furay. (34) Kuwa Salaaddooda xafida (dhawra). (35) Kuwaasi waxay geli Jannooyin lagu Sharrifo. (36) Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin). (37) Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga. (38) Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima. (39) Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin. (40) Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa. (41) Inaan ku baddallo kuwa ka khayr badan, nagamana dheerayn karaan. (42) Ee iska dhaaf ha dhumbadeen eh (xumaanta) hana Ciyaareen intay kala kulmaan Maalintoodii Qiyame ee loogu gooddiyey. (43) Maalinta ay ka soo bixi Qubuuraha iyagoo deg degi ood mooddo inay u laxaadsan Calaamo loo taagay (xaggooda). (44) Aragooduna waa dullaysan yahay Maalintaas, waxaana ka muuqda oo dabooli dulli, Maalintaasuna waa Maalintii loogu yaboohay (Abaal marinteeda).


Al-Ma'aarij 2013_110
الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل
https://almomenoon1.0wn0.com/
 
Al-Ma'aarij
الرجوع الى أعلى الصفحة 
صفحة 1 من اصل 1

صلاحيات هذا المنتدى:لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى
منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers :: (English) :: The Holy Quran is translated :: Somalia-
انتقل الى: