منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers

(إسلامي.. ثقافي.. اجتماعي.. إعلامي.. علمي.. تاريخي.. دعوي.. تربوي.. طبي.. رياضي.. أدبي..)
 
الرئيسيةالأحداثأحدث الصورالتسجيل
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

soon after IZHAR UL-HAQ (Truth Revealed) By: Rahmatullah Kairanvi
قال الفيلسوف توماس كارليل في كتابه الأبطال عن رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: "لقد أصبح من أكبر العار على أي فرد مُتمدين من أبناء هذا العصر؛ أن يُصْغِي إلى ما يظن من أنَّ دِينَ الإسلام كَذِبٌ، وأنَّ مُحَمَّداً -صلى الله عليه وسلم- خَدَّاعٌ مُزُوِّرٌ، وآنَ لنا أنْ نُحارب ما يُشَاعُ من مثل هذه الأقوال السَّخيفة المُخْجِلَةِ؛ فإنَّ الرِّسَالة التي أدَّاهَا ذلك الرَّسُولُ ما زالت السِّراج المُنير مُدَّةَ اثني عشر قرناً، لنحو مائتي مليون من الناس أمثالنا، خلقهم اللهُ الذي خلقنا، (وقت كتابة الفيلسوف توماس كارليل لهذا الكتاب)، إقرأ بقية كتاب الفيلسوف توماس كارليل عن سيدنا محمد -صلى الله عليه وسلم-، على هذا الرابط: محمد بن عبد الله -صلى الله عليه وسلم-.

يقول المستشرق الإسباني جان ليك في كتاب (العرب): "لا يمكن أن توصف حياة محمد بأحسن مما وصفها الله بقوله: (وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِّلْعَالَمِين) فكان محمدٌ رحمة حقيقية، وإني أصلي عليه بلهفة وشوق".
فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ على سائر البُلدان، كما فَضَّلَ بعض الناس على بعض والأيام والليالي بعضها على بعض، والفضلُ على ضربين: في دِينٍ أو دُنْيَا، أو فيهما جميعاً، وقد فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ وشَهِدَ لها في كتابهِ بالكَرَمِ وعِظَم المَنزلة وذَكَرَهَا باسمها وخَصَّهَا دُونَ غيرها، وكَرَّرَ ذِكْرَهَا، وأبَانَ فضلها في آياتٍ تُتْلَى من القرآن العظيم.
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

المهندس حسن فتحي فيلسوف العمارة ومهندس الفقراء: هو معماري مصري بارز، من مواليد مدينة الأسكندرية، وتخرَّجَ من المُهندس خانة بجامعة فؤاد الأول، اشْتُهِرَ بطرازهِ المعماري الفريد الذي استمَدَّ مَصَادِرَهُ مِنَ العِمَارَةِ الريفية النوبية المَبنية بالطوب اللبن، ومن البيوت والقصور بالقاهرة القديمة في العصرين المملوكي والعُثماني.
رُبَّ ضَارَّةٍ نَافِعَةٍ.. فوائدُ فيروس كورونا غير المتوقعة للبشرية أنَّه لم يكن يَخطرُ على بال أحَدِنَا منذ أن ظهر وباء فيروس كورونا المُستجد، أنْ يكونَ لهذه الجائحة فوائدُ وإيجابيات ملموسة أفادَت كوكب الأرض.. فكيف حدث ذلك؟!...
تخليص الإبريز في تلخيص باريز: هو الكتاب الذي ألّفَهُ الشيخ "رفاعة رافع الطهطاوي" رائد التنوير في العصر الحديث كما يُلَقَّب، ويُمَثِّلُ هذا الكتاب علامة بارزة من علامات التاريخ الثقافي المصري والعربي الحديث.
الشيخ علي الجرجاوي (رحمه الله) قَامَ برحلةٍ إلى اليابان العام 1906م لحُضُورِ مؤتمر الأديان بطوكيو، الذي دعا إليه الإمبراطور الياباني عُلَمَاءَ الأديان لعرض عقائد دينهم على الشعب الياباني، وقد أنفق على رحلته الشَّاقَّةِ من مَالِهِ الخاص، وكان رُكُوبُ البحر وسيلته؛ مِمَّا أتَاحَ لَهُ مُشَاهَدَةَ العَدِيدِ مِنَ المُدُنِ السَّاحِلِيَّةِ في أنحاء العالم، ويُعَدُّ أوَّلَ دَاعِيَةٍ للإسلام في بلاد اليابان في العصر الحديث.


 

 Al-Haaqqa

اذهب الى الأسفل 
كاتب الموضوعرسالة
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn
مؤسس ومدير المنتدى
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn


عدد المساهمات : 49101
العمر : 72

Al-Haaqqa Empty
مُساهمةموضوع: Al-Haaqqa   Al-Haaqqa Emptyالأحد 04 فبراير 2018, 2:38 pm

Al-Haaqqa
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. 
(1) Maalinta Xaaqo (Qiyaamadu waa wax sugan). (2) Xaaqo maxay tahay. (3) inaadan aqoon ma laga yaabaa xaaqada. (4) Waxa beeniyeen Reer «Thamuud» iyo «Caadba» Qiyaamada. (5) Thamuudse waxaa lagu halligay Qaylo daran. (6) Caadna waxaa lagu halligay Dabayl daran oo qabow. (7) oo lagu diray korkooda Toddoba habeen iyo Siddeed Maalmood oo iraacsan, waxaadna arkaysaa iyagoo daadsan ood mooddo jirrid Timir (dogob dhacay). (8) wax ka hadhay miyaad aragtaa. (9) Fircoon iyo kuwii ka horreeyeyna waa jireen iyo kuwii gafsanaa ee la daba geddiyey (Nabi Luudh Qoomkiisi). (10) Waxay Caasiyeen rusushii Eebahood Markaasuu si daran u qabtay. (11) Markay Biyihii xad dhaafeen (Waqtigii Nabi Nuux) waxaan idinku xambaarnay (Awoow yaalkiin) Doontii. (12) si aan uga yeelno waano ay una xafiddo dhag wax maqasha. (13) Marka Suurka la afuufo hal mar. (14) Dhulka iyo Buurahana la xambaaro oo la burburiyo hal mar. (15) Maalintaasay Qiyaamadu dhacaysaa. (16) Samaduna Maalintaas way dillaaci wayna tabar yaraan. (17) Malaa'igtuna Cirka gaararkiisa yey ahaan Maalintaas, Carshiga Eebana waxaa dadka korkiisa ku xambaari Maalintaas Siddeed Malag. (18) Maalintaasaa dadka loo soo bandhigi Eebe wax xagooda kaga qarsoonna ma jiro. (19) Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. (20) Waxaan yaqiinsanaa (Adduunka) inaan la kulmi Xisaabtayda. (21) wuxuu ruuxaasi ku noolaan nolol laga raalli yahay. (22) Wuxuuna geli «Janno» sarreeysa. (23) Midhaheeduna u dhaw yihiin (Ruuxa guran). (24) Waxaana lagu dhihi Cuna oo Caba idinkoo shifaysan Camalkaad hor marsateen ayaamihii tegay daraadiis (Adduunkii). (25) Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo Bidixda wuxuu dhahayaa Magacayba'ee maan la i siinin Kitaabkayga. (26) Xisaabtaydana maanan ogaanin. (27) Magaacayba'ee maxaan u soo noolaaday. (28) Xoolahaygi wax iima tarin. (29) Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii). (30) Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira. (31) Naarta Jahannamada geliya. (32) Markaas geliya Silsilad Todobaatan dhudhun ah. (33) maxaayeelay wuxuu ahaa kaan rumaynin Eebaha weyn. (34) aana fari jirin in Masaakiinta wax la siiyo. (35) Maanta (Qiyaamada) kuma leh Saaxiib. (36) Cuunana kuma leh aan ahayn dhaacaanka «Ehlu Naarka». (37) Cunnadaasna ma cuno kuwa gafay waxaan ahayn (Gaalada). (38) Waxaan ku dhaaran waxaad aragtaan (Makhluuqaad ah). (39) iyo waxaydaan arkayninba. (40) ee Qur'aanku waa hadalkii Eebe uu u soo dhiibay Rasuul Sharaf leh. (41) Hadal gabayaana ma aha, wax yar yaadse rumaynaysaan (Xaqa). (42) Hadal wax sheegana ma aha wax yar yaadse waantoomaysaan. (43)(Qur'aanku) wuxuu ka soo degay Eebaha Caalamka. (44) Hadduu nagu been abuurto (Nabi Muxamed). (45) Waxaanu ku qaban gacan adag. (46) Waxaannu gooynaynaa Xididka Wadnaha. (47) Ruux idinka mid ah oo naga eelinnna ma jiro. (48) Qur'aankuna waa waanada kuwa Eebe ka dhawrsada. (49) Waxaan ognahay inay idin ka mid yihiin kuwa beenin (Qur'aanka). (50) Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame). (51) Qur'aanka waa run dhab ah. (52) Ee Nabiyow u tasbiixso Magaca Eebe ee weyn.


Al-Haaqqa 2013_110
الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل
https://almomenoon1.0wn0.com/
 
Al-Haaqqa
الرجوع الى أعلى الصفحة 
صفحة 1 من اصل 1

صلاحيات هذا المنتدى:لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى
منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers :: (English) :: The Holy Quran is translated :: Somalia-
انتقل الى: