منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers

(إسلامي.. ثقافي.. اجتماعي.. إعلامي.. علمي.. تاريخي.. دعوي.. تربوي.. طبي.. رياضي.. أدبي..)
 
الرئيسيةالأحداثأحدث الصورالتسجيل
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

soon after IZHAR UL-HAQ (Truth Revealed) By: Rahmatullah Kairanvi
قال الفيلسوف توماس كارليل في كتابه الأبطال عن رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: "لقد أصبح من أكبر العار على أي فرد مُتمدين من أبناء هذا العصر؛ أن يُصْغِي إلى ما يظن من أنَّ دِينَ الإسلام كَذِبٌ، وأنَّ مُحَمَّداً -صلى الله عليه وسلم- خَدَّاعٌ مُزُوِّرٌ، وآنَ لنا أنْ نُحارب ما يُشَاعُ من مثل هذه الأقوال السَّخيفة المُخْجِلَةِ؛ فإنَّ الرِّسَالة التي أدَّاهَا ذلك الرَّسُولُ ما زالت السِّراج المُنير مُدَّةَ اثني عشر قرناً، لنحو مائتي مليون من الناس أمثالنا، خلقهم اللهُ الذي خلقنا، (وقت كتابة الفيلسوف توماس كارليل لهذا الكتاب)، إقرأ بقية كتاب الفيلسوف توماس كارليل عن سيدنا محمد -صلى الله عليه وسلم-، على هذا الرابط: محمد بن عبد الله -صلى الله عليه وسلم-.

يقول المستشرق الإسباني جان ليك في كتاب (العرب): "لا يمكن أن توصف حياة محمد بأحسن مما وصفها الله بقوله: (وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِّلْعَالَمِين) فكان محمدٌ رحمة حقيقية، وإني أصلي عليه بلهفة وشوق".
فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ على سائر البُلدان، كما فَضَّلَ بعض الناس على بعض والأيام والليالي بعضها على بعض، والفضلُ على ضربين: في دِينٍ أو دُنْيَا، أو فيهما جميعاً، وقد فَضَّلَ اللهُ مِصْرَ وشَهِدَ لها في كتابهِ بالكَرَمِ وعِظَم المَنزلة وذَكَرَهَا باسمها وخَصَّهَا دُونَ غيرها، وكَرَّرَ ذِكْرَهَا، وأبَانَ فضلها في آياتٍ تُتْلَى من القرآن العظيم.
(وما من كاتب إلا سيبلى ** ويبقى الدهر ما كتبت يداه) (فلا تكتب بكفك غير شيء ** يسرك في القيامة أن تراه)

المهندس حسن فتحي فيلسوف العمارة ومهندس الفقراء: هو معماري مصري بارز، من مواليد مدينة الأسكندرية، وتخرَّجَ من المُهندس خانة بجامعة فؤاد الأول، اشْتُهِرَ بطرازهِ المعماري الفريد الذي استمَدَّ مَصَادِرَهُ مِنَ العِمَارَةِ الريفية النوبية المَبنية بالطوب اللبن، ومن البيوت والقصور بالقاهرة القديمة في العصرين المملوكي والعُثماني.
رُبَّ ضَارَّةٍ نَافِعَةٍ.. فوائدُ فيروس كورونا غير المتوقعة للبشرية أنَّه لم يكن يَخطرُ على بال أحَدِنَا منذ أن ظهر وباء فيروس كورونا المُستجد، أنْ يكونَ لهذه الجائحة فوائدُ وإيجابيات ملموسة أفادَت كوكب الأرض.. فكيف حدث ذلك؟!...
تخليص الإبريز في تلخيص باريز: هو الكتاب الذي ألّفَهُ الشيخ "رفاعة رافع الطهطاوي" رائد التنوير في العصر الحديث كما يُلَقَّب، ويُمَثِّلُ هذا الكتاب علامة بارزة من علامات التاريخ الثقافي المصري والعربي الحديث.
الشيخ علي الجرجاوي (رحمه الله) قَامَ برحلةٍ إلى اليابان العام 1906م لحُضُورِ مؤتمر الأديان بطوكيو، الذي دعا إليه الإمبراطور الياباني عُلَمَاءَ الأديان لعرض عقائد دينهم على الشعب الياباني، وقد أنفق على رحلته الشَّاقَّةِ من مَالِهِ الخاص، وكان رُكُوبُ البحر وسيلته؛ مِمَّا أتَاحَ لَهُ مُشَاهَدَةَ العَدِيدِ مِنَ المُدُنِ السَّاحِلِيَّةِ في أنحاء العالم، ويُعَدُّ أوَّلَ دَاعِيَةٍ للإسلام في بلاد اليابان في العصر الحديث.


 

 Adh-Dhaariyat

اذهب الى الأسفل 
كاتب الموضوعرسالة
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn
مؤسس ومدير المنتدى
أحمد محمد لبن Ahmad.M.Lbn


عدد المساهمات : 49101
العمر : 72

Adh-Dhaariyat Empty
مُساهمةموضوع: Adh-Dhaariyat   Adh-Dhaariyat Emptyالسبت 03 فبراير 2018, 7:01 am

Adh-Dhaariyat
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay dabaysha (Carrada kicisa). (2) Iyo daruurta xambaarta culayska (Roobka). (3) iyo doonnida sida fudud u socota. (4) Iyo Malaa'igta amarka qaybisa. (5) Ee dadow waxa laydiinku goodin waa run. (6) Abaalmarintuna waa sugantahay. (7) Samada yuu Eebe ku dhaartay ee quruxda iyo waddooyinka leh. (8) Ee dadow waxaad ku sugantihiin hadal is khilaafsan. (9) Iimaankana waxaa laga iilaa ruux dhumay. (10) Waxaana la nacladay Beenalayaasha. (11) Ee ah kuwa xumaantooda (baadinimadooda) ku dhexhilmaansan. (12) waxay waydiin goorta abaalmarinta (qiyaamada). (13) Waana maalinta naarta lagu gubi. (14) Laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen. (15) Kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan Jannooyin iyo Ilo. (16) Iyagoo qaadan waxa Eebe siiyay, maxaayeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala. (17) Waxayna ahaayeen kuwo wax yar Habeenkii seexda. (18) Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. (19) Xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo kadhibaataysan. (20) Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin. (21) Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho). (22) Samada yuuna jiraa risqigiinnu iyo waxa laydiin yaboohi. (23) Ebaha Cirka iyo dhulka yaan ku dhaarannaye waxa quraanku sheegi waa suganyahay sida hadalkiinna oo kale. (24) Ma ku soo gaadhay warkii martidii (Nabi) Ibraahiim ee sharafta lahayd. (25) Markay salaameenna, isna uu salaantii ka celiyey yidhi waxaad tihiin kuwo aan la oqoonnin. (26) Markaasu aaday ehelkiisii lana yimid Dibi shilis (una gawracay). (27) Una soo dhaweeyay isagoo ku leh maxaad u cuni waydeen. (28) Wuxuuna naftiisa ka kasay cabsi xaggooda ah, waxayna ku dheheen ha cabsanin, waxayna ugu bishaareeyeen wiil cilmi yeelan, (29) Markaasay soo qaabishay haweenaydiisii iyadoo ku qaylyi wajigana garaaci Ma Habar mandhalays ah (yaa wax dhali). (30) waxayna ku dheheen xaalku waa saas, Eebahaaga falkasan ee waxwalba og yaa yidhi (31) (Nabi Ibraahim) wuxuu ku yidhi xaalkiinnu see yahay kuwayohow la soo diray. (32) Waxayna dheheen waxaa lanoo soo diray qoon dambiilayaal ah. (33) Si aan ugu soo dirro korkooda dhagaxyo dhoobo (kulul). (34) Oo Eebe agtiisa loogu calaameeyay kuwa xadgudbay. (35) Markaasaan ka bixinnay kuwii mu'miniinta ahaa oo ku dhexjiray. (36) kamana aannaan helin waxaan halguri oo muslin ah ahayn. (37) Waxaana kaga tagnay dhexdeeda calaamad (ay ku waana qaatan) kuwa ka cabsan caddibaad daran. (38) (Nabi) Muusana calaamo lagu waana qaatu ahaa markaan u dirray Fircoon isagoo wata xujo cad. (39) Wuuna jeedsaday isagoo la jira colkiisii, wuxuuna ku yidhi waa Saaxir ama waa waalanyahay. (40) Markaasaan qabannay (ciqaabnay) isaga iyo Askartiisiiba, waxaana ku tuurray Badda isagoo la dagaalay. (41) Ree Caadna (calaamo lagu waana qaato yaa ku sugan) markaan ku dirray dabayl wax halaagta. (42) Wax kasta oy martana ka dhigi wax tirtiran. (43) Ree Thamuudna (Calaamo lagu waana qaato yaa ku sugan) markii lagu yidhi taaxaysta ilaa waqti. (44) Waxayna iska kibriyeen amarkii Eebe, waxaana qabtay Qaylo daran iyagoo eegi. (45) Mana ayna karin kicid, isumana ayna gargaarin. (46) (Nabi) Nuux qoomkiisiina waa horreeyeen, waxayna ahaayeen kuwo faasiqiin ah, (47) Samada annagaa u dhisnay si xoog ah, waana waasicinnay. (48) Dhulkana waan gogollay cid wax gogoshana annagaa u fiican (Eebe). (49) Waxwalbana waxaan ka abuurray laba nooc, si aad ugu waana qaadataan. (50) Ee Eebe u carara (toobad keena), waxaana idiin ahay dige cade (muuqda). (51) Hana yeelina Eebe miciisa ilaah kale, waxaan idiin ahay dige cade;. (52) Xaalku waa saas, Gaaladii ReeMakaad ka horreysayna markastoo Rasuul uyimaado waxay dhihi jireen waa Saaxir ama waa waalanyahay. (53) Miyay isu dardaarmeen arrintaas, waase qoom xadgudbay. (54) Ee Nabiyow iskaga jeedsado xaggooda, ma tihid mid la dagaaliye (Eebe agtiisa). (55) Ee wax waani, waanaduna waxay anfici mu'minintee. (56) Jinni iyo Insi waxaan Cibaadadayda ahayn uma abuurin. (57) Kamana doonaayo Risqi, iyo inay i quudiyaan. (58) Illeen Eebe umbaa ah arsuqe xoogbadane. (59) 59 Kuwii dulmiilowga ahaa waxaa u sugnaaday. Qyb (ciqaab ah) oo la mid ah tii saaxiibbadoodii (ka horreeyey) ee ha dadajisanin. (60) Halaag wuxuu usugnaaday kuwii gaaloobay maalintoodii (Qiyaame) ee loogu yaboohay.


Adh-Dhaariyat 2013_110
الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل
https://almomenoon1.0wn0.com/
 
Adh-Dhaariyat
الرجوع الى أعلى الصفحة 
صفحة 1 من اصل 1
 مواضيع مماثلة
-
» 51 - Adh-Dhaariyat
» 51 - Adh-Dhaariyat
» 51 - Adh-Dhaariyat
» 51 - Adh-Dhaariyat
» Adh-Dhaariyat

صلاحيات هذا المنتدى:لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى
منتديات إنما المؤمنون إخوة (2024 - 2010) The Believers Are Brothers :: (English) :: The Holy Quran is translated :: Somalia-
انتقل الى: